taariikhda maandeeq
Maandeeq waxay agayd hal loogu magac daray geediga xoriyada soomalida ay ku midoobayso, waxaana laga sameeyey,geeraro ku cajab galiyana iyadoo laga ticraacayo maalmaha xoriyada.
Waxaa ka mid ahaa abwaan soomaliyed isagoo ka ticraacayo dareenak bulshada soomaaliyed waxuu yrir
waa maalin marankiyo, makeeki hadhee.
waa maalim illaah eey maansheeye.
Aaan maalno hasheenii maandeeq.
Magowdo Candhadii '' Candhadii
Gollah Marisee ''Marisee''
Aan Maalno Hasheenii Maandeeq.
Magowdo Candhadii '' Candhadii
Tixdaan waxay ka dheexanaysaa baahida looqabay inatay la ekayd xorida soomalida, iayadoo ka cararayey gumaysi diid, isku keenida bulsho kal baahiyowday dhaqan dhaaqaale iyo dowlad la'aan waxay sababty, bururkii iyo kala tagii soomaliyeed.
markii ay xariyada timid la iska saaray gummaystihii, waqooyi haystay iyo kii haystay koonfur, waxaa ay ku midoobeen isku soo dhawaansho iyo in cadowga dadka soomaliyed kala qaybiyey ay u midooban, isna gacan qabtaaan, markaa waxii ka dambeeyey maalmihii xoriyada ayaa bilowmay, heeso lagu cabirayo dhadhanka xoriyda ay leedahay, iyo baaraarujina dadka soomaliyed.

0 Comments